Dhib la'an
Ku Hel Hada
Guryo Iib & Kiraba.

dilaale waa shirkada aad ka helayso guryo iib iyo kiraba adoo goobtaada jooga si dhib la'aan Ah.

+Macmiil
+Guri
+bookings
sawir_home

Guryaha Cusub

Ka Xullo Halakan Guryihii Ugu Danbeeyay !

Adeegyada

Adeegyada Shirkada Dilaale

Shirkada dilaale waa shirkad hab online ugu Dhex kirayn karto ama iibin karto guryahaaga sidoo kale aad ka kiraysan karto ama iibsan karto .

Kirayta Guyaha shirkada dilaale waxaad ka baadhan kartaa guryaha kirada aha noocyadooda kala duwan meel kasta oo aad ka joogto magaaloyinka waawayn ee soomaliland .

Iibka Guyaha Shirkada Dilaale waxaad ka helli kartaa Guryo iib ah oo ay soo galiyeen cidii iibinaysay .

Isku Xidhka Macmiilka & Dilaalka Shirkada dilaale waxay kaa baahi tiraysaa isku xidhka kireeyaha iyo kiraystaha Iyo Sidoo kale Iiibiyaha iyo iibsadaha guryaha dhamaan magaaloyinka soomaliald .

Guryaha Iibka ah

Ka Xullo Halakn Guryihii Ugu Danbeeyay !

La Soo Deg App-ka Dilaale ?

kala soo deg Play store app-ka shirkada dilaale .

Guryaha Kirada ah

Ka Xullo Halakn Guryihii Ugu Danbeeyay !

;